Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dow ma ahayd in Farmaajo loo diido tagida Laascaanood?
    Somalia

    Faallo:-Dow ma ahayd in Farmaajo loo diido tagida Laascaanood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In loo diido tagida Laascaanood,iyadoo Xasan la ilaalinayo ma’ahayn Dhaqan gobeed oo muqdar ah.

    Markaan lahaa Garowe in lagu soo dhaweeyo Farmaajo ma bilna,waxaan ka duulayay danaha Siyaasadeed ee PL,balse ma ahayn qancin iyo ku dhawaansho DFS ee Xasan hogaaminayo.

    Ninka aragti Siyaasadeed waad ku kala tagi kartaan oo ku loolami kartaan lkn in laguu adeegsado waa ilhaamo.

    Marka aan leeyahay Daaroodku ma noqon karo Tol Siyaasadeed waxa aan ka duulayay waa dhaqamadan oo kale.

    Ma mudnayn salaan ehelnimo xataa in looga diido Laascaanood oo waliba Garaadadii ay ka meermaan in ay la kulmaan.

    Xasan Shiikh marna haka sugina in uu dhiso Maamul la yiraahdo Khaatumo oo uu Miisaaniyad usameeyo,kaliya Xildhibaanada Beesha Sool,ayuu xilligan ubaahan yahay si ay ugu meel mariyaan ku falaadidiisa Dastuurka.

    Siyaasadu faham ayay rabtaa ee caadifad mahan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.