Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dowladnimada Somaliya oo warka usaaran in ay markale dunto
    Somalia

    Faallo:-Dowladnimada Somaliya oo warka usaaran in ay markale dunto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Way muuqatay AS in ay usocdeen qabsashada Gobolka Shabeellada Hoose oo dagaalka ay ka wadaan Gobolka kale ee Shabeellada Dhexe ay uga gol leeyihiin mashquulin oo kaliya.

    Haatan,waxay Gacanta ku dhigeen Buundooyinkii muhiimka ahaa ee Shabeellada Hoose sida Awdhiigle.

    Sidoo kale,waxay Maanta qabsadeen Sabiid iyo Canoole,iyagoo dilay Talyihii Ururkii No-50 Jareer.

    AS,waxay usocdaan in ay qabsadaan ugu danbayn Qaybo ka mid ah Xamar oo kala ah……

    1.Deynile.
    2.Suuqa Xoolaha.
    3.Huriwaa.
    4.Kaxda.
    5.Ceelasha Biyaha.

    Hadii ay usuurowdo AS in ay maamulaan Degmooyinkaas,waxay utahay fursad weyn,wayna adkaan doontaa in laga saaro.

    Sidoo kale,waxay ka badbaadi doonaan Garaacista Diyaaradaha oo waxay dhexgeli doonaan Shacabka.

    Sida wax ku socdaan AS haday galaan Muqdisho,waa burburkii Labaad oo ku yimaada Dowladnimada Somaliya

    Xasan Shiikh,waxa uu noqon doonaa MW ay Gacantiisa ku burburtay Dowladnimada kadib 1991-dii.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.