Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dowladnimadii loo dhiibay waa la lumay Madaxweyne Xasan.
    Somalia

    Faallo:-Dowladnimadii loo dhiibay waa la lumay Madaxweyne Xasan.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladnimadii loo dhiibay waa la lumay Madaxweyne Xasan.

    Dayn cafinta,waa qorshe reer Galbeed wateen oo ay fuliyeen.

    Cunaqabataynta Hubka waa qorshe reer Galbeed ay wateen oo qaadeen.

    Aragtida kaliya ee Xasan ku dhiiraday,waa dagaalka argagixisada,isagana si khaldan,ayuu umaareeyay,waana ku fashilmay.

    2-Sano oo shaqo badan la qaban karay,ayaa meesha ka baxday.

    2-da Sano ee udhiman mudo xileedkiisa,waa loolan doorasho,wax kale uma harin.

    Tala khaldan,ayuu Wadanka ku hogaamiyay markiisii Labaad oo la doortay MW Xasan.

    Afar Sano oo ka khasaartay Dowladnimada Somaliya hala aqbalo in ay dhacday.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.