Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Faroole shaqada utaal,waa in uu Garowe ka hor leexiyo Aaran-shaydaan
    Somalia

    Faallo:-Faroole shaqada utaal,waa in uu Garowe ka hor leexiyo Aaran-shaydaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Umalayn maayo in Deni wax uga badalayo Gudiga khilaafaadka hadalka Faroole Xalay ula tagey.

    1.Gudiga khilaafaadka sidiisa udaah,balse ku kab Afar Isin oo dul joogteeya.

    2.Garaadada Sool la hadal oo Saxiixa iyagu ha yeeshaan intii Caaqilo soo Saxiixi lahaayeen Xildhibaanadooda.

    Su’aalaha iswaydiinta mudan waxay yihiin?

    B.Gudiga Deni magacaabay muxuu xoojin ugu baahday oo kuwii Cadde,Faroole iyo Gaas uga duwan yahay?

    T.Reer Sool,waa la yaqaan Saxiixa Xildhibaanada cida leh ee maxaa tilmaanta gaar ahaaneed uyeelay?

    Aaran-shaydaanka Xamar,ayaa laga biilaa,waxayna ku Lacag qaataan qorshaha ah..

    B.Garowe ha gubato.
    T.Deni Geeri iyo Xabsi mid halagu helo.

    Dantoodu ma’ahan Doorasho ee waa burburin;waana sababta ay xataa uga soo horjeesteen Doorashadii ay udagaallamayeen.

    Waxaa cadayn kuugu filan in Aaran-shaydaan fulinayaan qorshe oo meel laga hagayo,waxay raadinayaan mudo kordhin iyo in aysan Doorasho qabsoomin 8-da Janaayo.

    Faroole shaqada utaal,waa in uu Garowe ka hor leexiyo Aaran-shaydaan haduu daacad yahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.