Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka
    Somalia

    Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “President Trump’s global peace mission, noting that Somalia is already reaping the benefits”.

    Xasan Shiikh Maxamuud,waa ku deg-degay xaqiiqdii hadalkan.

    Shiine ma’ahan in uu sidaa ufogeeyo oo 100% si cad uraaco reer Galbeedka.

    Maraykanku,wuxuu noogu soo istaagayay walwal uu ka qabo Shiine in uu Dalkeena soo galo.

    “Loolanka quwadaha,ayaa laga dhex qadeeyaa,adoo xeeladaysanaya”.

    Luuqad diblomaasi xataa ma’ahan sida Xasan uhadlay.

    Shiine,wuxuu Somaliya ka difaacayay Golaha amaanka 30-kii Sano ee udanbeeyay oo aan ka maqnayn Golayaasha caalamka,isagoo ilaalinayay midnimada Wadanka.

    Sidoo kale,wuxuu Sadexdii Biloodba siiyaa DFS $3-Milyan oo kabid miisaaniyadeed ah.

    Shiine in uu hantiyo hogaaminta caalamka ma haboona,sidoo kale in uu Dalkeena soo galo dan nooguma jirto,waxaanse rabnaa in aan Maraykanka ku xuuxino,sababtoo ah Maraykanku wax weyn nooma ogola haduusan loolan arkayn.

    Xasan,waxa ka keenaya hadalkan,waa fashilkii kasoo raacay Maraykanka socdaalkiisii ugu danbeeyay,wuxuuna Imaaraadka ka codsaday in ay umaalgeliyaan Loobistayaal Maraykanka ka gada,balse nadiibdarada haysata,waa Malakamowtkii Siyaasadiisa,ayaa dul taagan oo Maraykanka iyo R.Galbeedku ma ogola doorasho dib udhacda iyo xiisad ka dhalata.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.