Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Golaha Xukuumada PL Ee Madaxweyne Deni dhisay
    Somalia

    Faallo:-Golaha Xukuumada PL Ee Madaxweyne Deni dhisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2024Updated:March 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,wuxuu dhisay Gole Xukuumadeed oo ka kooban 57-Xubnood Xubnood.

    Waa la fahmi karaa tirada Golaha oo badan,waxa sababay,waana qancinta Beelaha oo wada raba Maqaamka Wasiir in ay wax kuwada helaan.

    Golahana intooda badan ,waa Dad uqalma jagooyinka loo dhiibay oo ay ku jiraan Niman Odayaal ah oo talo bixin kara.

    Dhaliisha ugu weyn ee jirta,waa in aysan qaarkood lahayn Aqoonta Modernka ah ee PL u baahan tahay.

    Muhiimadu kaliya ma’ahan Qofka iyo xilka in ay is yeeshaan ee waxaa kalooo loo baahan yahay in uu helo Qofka masuuliyada loo dhiibayo fursad uu ku shaqeeyo oo Madaxtooyadu siiso awood iyo matalaad.

    Dowlada iyo Bulshadu way kala go’an yihiin xiligan waliba Madaxtooyada.

    Baahida ugu weyn ee jirtaa,waa in la helaa Wasiiro noqda Buundo Dowlada iyo Shacabka isku xirta oo muujiya matalaad,isla markaana Shaqo muuqata qabta.

    Puntland xilligan,waxay horyaala Shaqooyin masiiriya oo gudaha iyo dibadaba isku jira.

    Looba jooge sida wax udhaqaaqaan oo Madaxtooyada,Golaha Wasiirada iyo Shacabku jaanta iskua qaadaan?

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.