Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Hamiga Deni Ee ku darsasho waa khatar Sharci oo aan la aqbali karin.!!
    Somalia

    Faallo:-Hamiga Deni Ee ku darsasho waa khatar Sharci oo aan la aqbali karin.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaas Maalin kuma darsan weliba,isagoo ka faa’idaysan kara fursado markaas jiray.

    Faroole Dastuurka oo la dhamaystiray,ayuu hirgelintisii 5-ta Sano dhex raacsaday Sanad si kale uguma dhicin.

    Cadde kuma darsan ee isbadalkii,ayuu fuliyay.

    Maxamed Cabdixaashi kuma darsan hal Maalin.

    Cabdullaahi,ayaa ku darsaday,waxaana laga dhaxlay khasaare xoog leh.

    Madaxweyne haku fakarin mudo kororsi hal daqiiqo.

    Dimuqraadiyada mudada kuu hartay ka shaqee intaad ka gaarto,kadibna doorashada Madaxtooyo xiligeedii ku qabo.

    Hadaladaadii Caawa ee Burtinle aad kaga kaftantay waxay u ekaayeen kuwo mudo kororsi uhanqal taagaya.

    Sida aad ku dul istaagtay khudbadaadii ilaali xeerarka heshiiska lagu yahay oo fuli Dastuurka iyo astayntiisa mudo xileedka Madaxweynaha.

    Majirto hay’ad awood uleh in ay jabiso Dastuurka samayamsana mudo xileed Sharciyad wata.

    Waxaa sharaf iyo taariikh kuu ah in aad Dimuqraadiyadii dhaqaajisay,isla markaana ilaalisay Dastuurka tahayna dabiiciyan hogaamiye Dimuqraadiya oo ogol xilku in uu meerto yahay.

    Hadii wax badan oo aad qorshaysatay ay kaaga hirgaleen reer Puntland tan haku dayin oo haka gudbin khadka Cas.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.