Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Jawaabta Xasan waa Waaqici Dastuuriya
    Somalia

    Faallo:-Jawaabta Xasan waa Waaqici Dastuuriya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa fahmi karnaa in Xasan Shiikh Qof Khaanada Daarood kasoo jeedaa ula tago Sadex arimood oo kala ah…

    1.RW anaga nama matali karo,isla markaana Somali waxba kuma soo kordhin karo ee naga badal.

    2.Wasaaradaha nacfiga leh wax naga sii kuwaan haysano waa ku dulmanahay.

    3.Shaqaalaha DFS waa ku yar nahay ee Qaybtayada noo buuxi.

    Balse lama filayn,iyadoo RW Daarood ah joogo in RW kale la dalbado.

    Sidoo kale Khaatumo oo aan Dastuurka buuxin lama filayn in Siyaasi Daarood ah ah la Shir yimaado.

    Isku soo wada duuboo Xasan Jawaab Dastuuriya,ayuu bixiyay oo loogu riyaaqay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.