Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland waa in ay doorkeeda ka gashaa helida Jubaland lawada leeyahay
    Somalia

    Faallo:-Puntland waa in ay doorkeeda ka gashaa helida Jubaland lawada leeyahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 6, 2023Updated:June 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Ragaani waa Raggi Axmed Madoobe Madaxweyneha ka dhigay oo hadii abaal jiro Naftooda iyo Maalkoodaba u huray Cabdi Cali Raagena goob joog,ayuu u ahaa waxtarkoodii Jland maanta asaga intii uga baahan… Jland Dadka gudaha ah markii laga soo tago siyaasadeeda waxaa jaan gooya PLAND, Itoobiya iyo Kenya”Ayuu yiri Sayid Abdul .

    Xaqiiqdu waxay tahay in JL ubaahan tahay isbadal hogaamineed oo dhalin kara wax wada lahaansho.

    Dowlada,Siyaasiyiinta,Ganacsatada iyo haldoorka reer PL ee horay udhisay JL,waxaa haatana laga rabaa in ay abuuran isbadal hogaamin oo JL ku yimaada.

    Waa muhiim in la helo iskaashiga Dowladaha Kenya iyo Itoobiya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.