Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-KG waa mid ka mid ah Tiirarka Nidaamka Fadaraalku ku taagan yahay
    Somalia

    Faallo:-KG waa mid ka mid ah Tiirarka Nidaamka Fadaraalku ku taagan yahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 3, 2024Updated:June 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Laftagareen,waxaa laga rabaa in uu fahmo waaqiciga oo la jaanqaado isbadalada socda.

    KG waa Deegaan iyo Maamul muhiim u ah Dowlad dhiska iyo Fadaraalaynta in uu fashilmana,waxay ka dhigan tahay in Dowladnimadii duntay.

    Si KG uga badbaado fashilka imaan kara,waa in Laftagareen sameeyaa isbadalo waa weyn oo ay ugu horeeyaan dabacsanaan,soo dhaweyn,wada xaajood iyo soo jiidasho Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka iyo haldoorka kale ee Bulshada KG.

    Bixitaanka Ciidamada Itoobiya hadaan la helin KG aragti midaysan ka qaadata oo qorshe ay ku midaysan tahay wada samaysata,waxaa ka imaanaya khatar jiritaanka Maamulka soo khalkhal gelin kara.

    PL si gaar ah,waxaa la gudboon in ay Gacan ufidiso KG oo kala shaqayso in ay ka gudubto xiligan adag.

    KG waa mid ka mid ah Tiirarka Nidaamka Fadaraalku uu ku taagan yahay oo mudan ilaalin.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.