Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Khayre iyo Beeshiisa oo muujiyay saamayntooda Muqdisho?
    Puntland

    Faallo:-Khayre iyo Beeshiisa oo muujiyay saamayntooda Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qof ahaan iyo Beel ahaanba,waxaa ismuujiyay oo awoodooda banaanka soo dhigtay Beesha Murursade iyo siyaasigooda Khayre.

    Waxaa la oran karaa Khayre,waa Maxamed Qanyaraha xilligan ee Dayniile,wuxuu muujiyay baraha bulshada saamayn ka balaaran oo ka qoto dheer in uu leeyahayโ€ฆโ€ฆ

    1. Nin Beeshiisu u abaabulan tahay.
    2. Nin Ciidan iyo Hub haysta.
    3. Nin Dhaqaale haysta.

    Waxaa fashilmay Wiilashii Hiraab haday ahaan lahayd kuwii Abgaal iyo kuwii Habar Gidirโ€ฆ.

    1.Sh.Shariif.

    1. C.C.Warsame.
      3.Cabdikariin Guuleed.
      4.Rooble.
      5.Odowaa.
      6.Cosoble.
      7 C.qaybdiid.

    Maanta Xasan,ayaa kaga adkaaday banaanbixii oo qaawiyay,isla markaana muujiyay shacbiyad in aysan haysan.

    Siyaasiyiinta HG iyo AB,hal fursad baa u hartay oo waa 16-ka May talaabada ay qaadaan ee Xasan saamaynta ku yeelan karta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    July 24, 2026

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka-bedelka Xeerka Xisbiyada Puntland

    July 23, 2026

    Diyaarad hub iyo maleeshiyaad u wada Ilmo Diyaano oo kasoo kacday Muqdisho

    July 23, 2026
    Latest Posts

    The President of Puntland is meeting with US and Ethiopian officials in Addis Ababa.

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka-bedelka Xeerka Xisbiyada Puntland

    Diyaarad hub iyo maleeshiyaad u wada Ilmo Diyaano oo kasoo kacday Muqdisho

    Cirro “Reer Sool gacmo furan halagu soo dhaweeyo”

    QARDHO: Asad Diyaano oo maleeshiyo ku aruurinaya deegaanka ‘GERI-HEL’

    Dhimasho ka dhalatay Shil kale oo ka dhacay Deegaanka Soomaalida

    ๐ƒ๐ƒ๐’: Gaari Bus ah oo ka baxay Jigjiga oo rogmaday

    Firxad katirsan maleeshiyaadka ilma Diyaano oo gacanta lagu dhigay

    Puntland “Waxaan soo afjarnay maleeshiyaad u shaqeynayay Xassan Shiikh”

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.