Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Khilaafka Axmed iyo Deni saamayn maku yeelan karaa midnimada PL iyo JL?
    Somalia

    Faallo:-Khilaafka Axmed iyo Deni saamayn maku yeelan karaa midnimada PL iyo JL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL iyo JL markii lagu dhawaaqayo,waxay kuula muuqanayaan Laba Maamul,balse sidaa ma’ahan.

    JL waxay utaagan tahay midnimada,matalaada,horumarka iyo helida Adeeg Bulsho ee Daarood iyo Somalida kale Koonfurta Dalka rabbi kuwada beeray.

    In wakhti,dhaqaale iyo Dhiig la geliyay kama dhigna in Axmed Madoobe la taageerayay ee waa waajib lagudanayay.

    Axmed nasiib,ayuu uyeeshay in uu ahaado hogaamiyihii maamulkaas 12-kii Sano ee lasoo dhaafay.

    PL=JL wayna sii ahaan doontaa si walba oo ay Deni iyo Axmed ukala fogaadaan.

    JL cid gaar uleh majirto ee waa lawada leeyahay.

    Shaqada ugu weyn ee noo taala waa in la xaliyo Gedo tabashadeeda.

    Si gaar ah M.Deni,waxaa waajib ugu ah in uu meel iska dhigo waxa uu ka tirsanayo Axmed oo uu ilaaliyo JL waliba arinka Gedo u istaago.

    JL waxay ubaahan tahay xiligan in laga garabsiiyo jalaafooyinka Damjadiid ee ku socda.

    Guud ahaan haldoorka reer PL ee Siyaasada,dhaqaalaha,Mashaariicda,waa in aysan ka niyad jabin ilaalinta JL oo aysan saamayn ku yeelan Axmed iyo Deni wax kala tirsashadooda.

    Siyaasada Somaliya ma’ahan isbahaysi Siyaasadeed ee waa isbahaysi Qabiil salkeedu.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.