Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee Baarlamaanka Puntland
    Somalia

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee Baarlamaanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guud ahaan khudbadiisu,waa mid masiiriya marka lagu eego Indho Wadaniyadeed oo meel layska dhigo Mucaaradnimo iyo Muxaafadnimo.

    “PL waxay qayb ka noqonaysaa Dowlad Somaliyed oo Dimuqraadiya,Fadaraal ah kuna salaysan heshiisyadii Qaran ee kasoo bilaabanayay Imbagaati,ilaa inta laga helayo Dowlad Somaliyed oo ilaalinaysa Dastuurka,waxay PL ku dhaqmaysaa Dastuurkeeda xuquuqda uu siinayo”.

    Waa hadal cad oo ka turjumaya mowqifka PL ee Dowlad dhiska,una ah jawaab farataysiga MW Xasan uu rabo in uu ku sameeyo Dastuurka Fadaraalka.

    “Reer PL,waxuu ugu baaqay in ay ilaalsadaan midnimadooda oo utoog hayaan khataraha ku wajahan jiritaankooda,waxuu uga digay DFS iyo DG kale in aysan qayb ka noqon dhibaataynta reer PL”.

    “Sool,waxuu xusay in SNM ugaysatay burbur,dhimasho iyo dhaawac ,lagana xoreeyay,ayna tahay arimaheeda in looga xaajoodo si taxadar leh”

    Khudbada Madaxweynaha ee Baarlamaanku,waxay ahayd mid miisaaman oo uu ku asiibay arimaha hortabinta uleh PL.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.