Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Kulanka Talyaaniga iyo Madaxda Bariga Afrika
    Somalia

    Faallo:-Kulanka Talyaaniga iyo Madaxda Bariga Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2023Updated:July 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Roma Raysalwasaaraha Itaalya,Madaxweynaha Somaliya,Madaxweyne ku-xigeenka Kenya,Raysal wasaaraha Jabuti iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya.

    Waa kulan ku saabsan iskaashi Dhaqaale oo Dalalka Bariga africa iyo Taliyaaniga udhaxeeya,waxaana Somaliya matalaad ahaan uga filnaa Ra’isalwasaaraha.

    Kulankan kii ka horeeyay waxa uu ka dhacay Dalka Itoobiya.

    Taliyaanigu,ayaa raba in uu soo celiyo xiriirkii uu la lahaa bulshada Geeska Africa walow uusan hada saamayn buuran oo dhaqaale iyo mid Ciidan ku lahayn Dalalkaas.

    Taliyaaniga,ayaa aad udanaynaya maalgashiga..

    1.Beeraha

    2.Shidaalka

    3.Qandaraasyada dhismaha.

    Xiriirka Geeska Afrika,waxaa uga dheereeyay Dalalka Turkiga,Shinaha iyo Maraykanka,kuwaasoo saamayn dhaqaale iyo mid siyaasadeed ku leh Wadamada Bariga Afrika Maanta.

    Wadamada kale,waxay udiyaarsan yihiin maalgalin,isla markaana,waxay leeyihiin Kaabayaal Dhaqaale oo waa weyn.

    Balse Somaliya Mucaawino iyo heshiisyo shidaal baaritaan ,wax dhaafsiisan kama soo heli karto kulankan

    Dhismayaasha Xarumaha Dowlada,Iskuulada iyo Xarumaha Caafimaadka,ayuu Talyaanigu ka caawin karaa Somaliya.

    WQ.Weerarood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.