Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Loolanka Beelaha Isaaq ee Kursiga Madaxtooyo Somaliland
    Somalia

    Faallo:-Loolanka Beelaha Isaaq ee Kursiga Madaxtooyo Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 9, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse Biixi?

    Waa diyaarsan yahay oo waxa uu dhex fadhiyaa….

    1.Madaxtooyo 40-Sano Beeshiisu haysay si toos ah iyo si dadban.

    2.Dhaqaalihii Dowlada SL oo ugu danbeeyay 48-Bilyan oo Shilinka SL ah oo lasoo daabacay.

    3.Ugu yaraan $50-Milyan oo Beeshiisu ku wareejisay.

    4.Taageerada Milleteri ee Itoobiya.

    5.Taageerada Dhaqaale ee imaaraadka.

    6.Ciidankii SL.

    Doorashada gar iyo gardaraba,waa helayaa oo Muuse,waxa kaliya ee ubaahnaa,waa in Doorashada lala jilo si loo aamino oo macno uyeelato.

    Gudiga Doorashada iyo Maxkamada Dastuuriga ah,ayaa Muuse udhacaya Natiijada Doorashada.

    Garxajis?

    Ma filayo in Beesha Garxajis ama Habar Yoonis ay talada SL la wareegayso dhawr Qodob awgood….

    1.Gudiga Doorashada saamayn weyn kuma leh.
    2.Maxkamada Dastuuriga ah Shaqo kuma leh.
    3.Dhaqaale ma hayaan.
    4.Haldoorka Beesha Isaaq ma hayaan hiilkooda.
    5.Taageero dibada ah mahayaan.

    Mid kale oo sii diciifinaysa,waxay tahay….

    B.40-Sano oo laga ilaaliyay Nidaamka,waxay ugaysatay dhaawac Bulsho oo waxaa ku yaraaday Dadkii Maamulka fahansanaa,akhlaaqdii iyo aragtidii han Dowladnimo.

    T.Aqoonta iyo Dhaqaalaha oo aad ugu yaraaday marka la barbardhigo Habar Awal iyo Habar Jeclo.

    Garxajis ma dagaallami karaa?

    Waa Maya oo ma dagaalami karaan…..

    B.Ciidan diyaarsan mahayaan.

    T.Dhaqaale Diyaarsan mahayaan.

    J.Magaalooyinka Gudaha SL saamayn macno leh kuma leh.

    X.Saraakiil iyo Siyaasiyiin Dhalinyarada kacsan jihayn karta mahayaan.

    Isku soo wada duuboo,waxaa buuxsami doona Nus Qarni aan la arag Madax Garxajis oo talisay sida muuqata hadaan mucjiso dhicin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.