Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Ma mudnayn in Shirka Qurbajoogta Ee Doha loo diro RW Jamhuuriyada
    Somalia

    Faallo:-Ma mudnayn in Shirka Qurbajoogta Ee Doha loo diro RW Jamhuuriyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2024Updated:July 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir Qurba joog Somaliyed leedahay oo lagu qabanayo Qurbe kale maxay tahay macnaha ku jira oo RW u aadayo?

    Qurbajoogta Somaliyed kulankoodu,wuxuu macno yeelan lahaa markii ay gudaha Wadanka ku kulmaan.

    Mida kale oo iyaduna meesha ku jirta,waa in Shirkan ay Dowlad shisheeye dano dhexmarsanayso,iyada muhiimad Qaran uleh.

    Xamse loolanka ka socda Xaafiiskiisa in uusan waxba ka gelin oo uu Magac uyaal yahay,waxaa kuu muujinaya sida uusan udareensanayn.

    Markaadan waxa socda saamayn ku lahayn oo Kursigaaguna xawilan yahay,sida Xamse,ayaa laguu dirayaa meel aysan waxba ka jirin.

    Ma ahayn maalin uu udhoofo kulan aan qiimo ulahayn danaha Qaran RW masuul ah oo Shaqadiisa yaqaan,isla markaana fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah oo umadaxbanaan.

    Xaalka ka jira Somaliya Maanta ,waxaa mudan in xataa loo baajinayo kulamada muhiimka ah,sababtoo ah Arimaha gudaha,ayaa mudnaan ka leh arimaha Dibada.

    Xamse in laga dhigo RW Jamhuuriyada,waxay ka dhignayd in Dowladnimada la burburinayo,sababtoo ah malahan kartiteeda,aragtideeda iyo miisaankeeda.

    Xasan Shiikh,dib udhac weyn,ayuu gaarsiiyay soo kabashadii Dowladnimada Somaliyed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.