Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Madaxweyne Axmed Madoobe wakhti kuma socdo
    Somalia

    Faallo:-Madaxweyne Axmed Madoobe wakhti kuma socdo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    5-Sano oo wali Caleemo saarkeedu uusan dhicin,ayuu haystaa.

    Nayrobi,ayuu joogaa oo ay saf ugu jiraan Safaaradaha Shisheeye iyo Saraakiil amaan….

    1.Wuxuu la kulmay Safaaradaha R.Galbeedka.
    2.Wuxuu la kulmay Dowlada Kenya.
    3.Wuxuu la kulmay Dowlada Itoobiya oo ay ku jiraan Talyayaasha Milleteriga iyo Nabadsugida.

    Shir halaga reebo ama Xamse haloo soo diro LC,waxba uma dhimi karaan maqaamkiisa iyo saamayntiisa.

    Qayb ka mid ah Siyaasada Beesha Daarood ee Somaliya,ayuu hogaamiyaa iyo guud ahaan tan Somaliyed 25%.

    Xoghaye Xamse laguma dhererin karo oo laguma soo Ciyaarsiin karo Axmed Madoobe.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.