Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Madaxweyne Deni oo laga rabo in uu hadlo
    Somalia

    Faallo:-Madaxweyne Deni oo laga rabo in uu hadlo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne waa guulaysatay Siyaasiyan ee ugudub Wajigii 3-Aad.

    Laba Qodob mid samee..

    1.Qabo Shir jaraa’id oo Dadka jihee una sheeg halka loo socdo iyo hanaanka loo gudbayo si rasmi ah.

    2.Qabo Shirweyne wadatashi oo ufuran dhaqanka iyo Siyaasiyiinta oo idil,kaasoo looga tashanayo 8-Janaayo.

    Hadaadan Labadaas mid samayn,waxaad luminaysa taageerada Bulshada iyo hogaaminta Siyaasada oo aad hada haysato,waxaana kaa faa’idaysanaya kuwa laga adkaaday.

    Aaran waad ka adkaatay…

    1.Siyaasiyan waad udishay.
    2.Milleteri ahaana waad udishay.
    3.Sumcad ahaana waad udishay.

    Hogaamiyahoodii Maxamuud,waad ka saartay Dowladnimada,waadna ka saartay Garowe,Caawana damaanad qaadka Isimada,ayuu ku soo hoyday.

    Muhiimadu waa in Bulshada PL aad Mustaqbalkooda ucadayso si waadixa,mana sii Dhagoolayn kartid hada waxii ka danbeeya ee Jihee oo Afkaaga wax halaga maqlo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.