Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Madaxweyne Deni oo looga fadhiyo in uu muujiyo bisayl hogaamineed
    Somalia

    Faallo:-Madaxweyne Deni oo looga fadhiyo in uu muujiyo bisayl hogaamineed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waxaa laga rabaa in uu qabto Shir Saxaafadeed uu kaga hadlayo arimaha masiiriga ah ee Puntland iyo guud ahaan Somaliya…

    1.In uu fariin wada shaqayn iyo midnimo uu udiro gudaha Puntland.

    2.In uu fariin wada shaqayn udiro DFS iyo DG.

    3.In uu fariin wada shaqayn udiro BC.

    Waxaa kaloo laga rabaa MW Deni Caleema saarkiisa in uu ka dhigo mid caalami oo uu ku casumo dhamaan Madaxda Somalida uu ugu horeeyo MW DFS uuna ku jiro MW JL.

    Si gaar ah BC waxay isha ku haysaa hab dhaqanka cusub ee MW Deni,iyadoo la og yahay in aysan ku faraxsanayn hogaamintiisii hore.

    Gudaha Puntland,waxaa laga rabaa in uu Caleema saarka keeno Siyaasiyiinta iyo Dhaqanka ay is qabteen,si gaar ah Boqor Burhaan in uu casumo oo waliba siiyo kalmada Dhaqanka ee Madasha.

    Hogaamintiisa xiligan way ka saamayn badnaan doontaa midiisii hore samaan iyo xumaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.