Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Majiraan Siyaasiyiin JL ka samayn kara isbadal Xilligan?
    Somalia

    Faallo:-Majiraan Siyaasiyiin JL ka samayn kara isbadal Xilligan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majiraan awoodo kale ama Siyaasiyiin kale oo keeni kara isbadal JL ka dhaca Bishan iyo tan danbe.

    Majiro Siyaasi awood uleh in uu Gedo ama Jubooyinka ka abaabulo Shir ay kasoo baxaan hay’ado Dowladeed oo JL leedahay oo la loolami kara kuwa Axmed.

    Axmed waxa uu haystaa Hal Magaalo iyo Ciidan ugaar ah,mana agtaalo Dimuqraadiyad iyo wax wada lahaansho,waxaa wax ka ridan kara Siyaasi miisaan leh oo samaysan kara JL la mid ah mida Axmed.

    Axmed Madoobe mahayo Caasimadii Dastuuriga ahayd ee JL.

    Axmed mahayo Ciidan JL wada leedahay.

    Axmed mahayo Dhaqaale iyo Siyaasad JL wada leedahay.

    Sidaa daraadeed Qalfoofta nidaam ee JL in ay jirto,waa noo muhiim oo aan Axmed ku garabsiino in uu Canshuurta Kismaayo iyo Ciidanka Kenya ku haysto qayb ka mid ah Koonfurta Wadanka.

    Kismaayo,waxa kaliya ee loo hakan karo ee ka jira,waa hanaankii hogaamiye kooxeedka oo loo badalay hanaan Maamul si walba uu uyahay Hal Nin wax kusoo dhamaanaya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.