Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Mala joogaa xiligii PL raadin lahayd Jamhuuriyad gaar ah?
    Puntland

    Faallo:-Mala joogaa xiligii PL raadin lahayd Jamhuuriyad gaar ah?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fiqi in uu yiraahdo Dastuurkii uu ku dhaartay,waxaa noosoo samaysay Itoobiya?

    Sidoo kale yiraahdo Dowlada uu Wasiirka ka yahay,waxaa noo keentay Itoobiya?

    Labadaas,waxay ku tusayaan Sadex arimood oo kala ah…

    1.Xamar aragtida taala.

    2.Dowladnimadii Xamar la geeyay meeshay ku danbaysay.

    3.Dadka lagala xaajoonayo masiir Umadeed midabkooda sida uu yahay.

    PL maxaa qabta?

    In ay ku adkaysato mowqifka hada ay taagan tahay ee ah in aysan qayb ka ahayn Dowladnimada Xamar taala,taasoo keeni doonta in awoodihii ay horay ubixisay dib ugu soo laabtaan oo Wadanku kusoo noqdo Sadexdii qaybood halka hada uu ka yahay DFS iyo DG.

    PL way muujisay Siyaasiyan in ay istaagi karto keli,isla markaana Dhaqaale ahaan Dowladu isku filan tahay,waxay ubaahan tahay Dhowr Mashruuc oo Shaqo abuur Bulsho sameeya.

    Rajada PL,waa Xamar oo laga soo cesho Shatiga aqoonsi ee yaala Qaybtii PL ay ku lahayd sida SL oo ugu yaraan xataa hal wareeg Doorasho aysan qayb ka noqon oo Xildhibaanada matalaya Xamar laga soo xusho,taasi waxay keenaysaa in caalamku aqbalo in aysan waxba ku lahayn Dowladnimada Xamar lana sii kala fogaado oo ay diciifto Villa Somaliya.

    MW Deni in uusan Xamar han Siyaasadeed uraadsan,ayaa,iyaduna xalka ku jirta oo uu masiirka PL ka hormariyo rabitaankiisa.

    Waa in reer PL xaqiiqsadaan khalad in ay galeen markii ay sameeyeen dhowr arimood…

    B.Gayntii Xamar ee Dowladnimada.
    T.Ka saaridii KMG.
    J.Samayntii Dastuurka.
    X.New Dealkii.Kh.Wareejintii Hawada.

    Xamarta Maanta jirtaa ma gaarsiisna Dowladnimo iyo Somalinimo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.