Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Map-ka khaldan iyo saamaynaha kala duwan Ee uu dhaliyay
    Somalia

    Faallo:-Map-ka khaldan iyo saamaynaha kala duwan Ee uu dhaliyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Map-ku Laba arimood,waa sababay….

    1.Xafladii Xasan ee Markabka oo aad loo buunbuunshay,waxay ka dhigtay khasaare oo waa micno tirtay.

    2.Deni,waxay unoqotay Suuq geyn oo khudbadiisii Baarlamaanka,waa uxoojisay,waxayna usoo jeedisay dareenka Bulshada,isla markaana,waxay Afka uga xirtay Cid walba oo Mucaarad ku ahayd.

    Map-ku,waxuu dhalin karaa Sadex Arimood oo dibada ah…..

    1.In Dowlada Turkiga dib u Eegto qorshaheeda Shidaal baarista,iyadoo ubaqaysa amaanka Markabkeeda Qaaliga ah.

    2.In Dowlado ama Shirkado kale oo Maalgashi Tamarta ah soo waday ay hakadaan,iyagoo amaanka ka Eegaya.

    3.In ay ka faa’idaystaan kala qaybsanaanta Beelaha Somalida Dowlado ama Shirkado aan rabin horumarka Somaliya.

    Map-ku Hal Qodob,ayuu Suuq siiyay,kaasoo ah….

    Doodii Itoobiya ay usheegaysay Caalamka ee ahayd,waxa kalifay in aan SL heshiis noocaas ah la galno,waa in Dowladnimada Somaliya ay burbursan tahay oo aysan lahayn maqaam iyo Qiimo wax lagula heshiin karo.

    Raaligelinta DFS?

    Si kama ah hadii loo keenay Map-ka Xaflad sidaa loo buunbuunshay,waxay muujinaysaa fashilka jira oo ah in aan xataa laga warqabin waxa lagu soo bandhigayo sidaa loo buunbuunshay oo amaanka xataa saamayn kara.

    Sidoo kale hadii kas loo keenay,waxay muujinaysaa aragtida guracan,hab fikirka khaldan iyo Niyad xumida Madaxda DFS oo ugu horeeyo Xasan Shiikh.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.