Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Mashaariicda ka hawlgelidooda iyo Siyaasadu iskuma xirna
    Somalia

    Faallo:-Mashaariicda ka hawlgelidooda iyo Siyaasadu iskuma xirna

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa jiray nidaam ay PL qayb ka ahayd Saxiixiiisa oo lagu magacaabo (Country System) kaasoo guud ahaan Deeqaha Somaliya la siiyo ay hoos yimaadaan.

    Nidaamkaas,wxuu markale ubaahnaan doona in dib loo cusboonaysiiyo Laba Sano kadib 2026 inta ka horaysa Baanka Aduunku,wuxuu marinayaa Mashaariicdiisa halkaas,waxaana la sameeyay koox leh qiimaynta ugu danbaysa.

    PL markay ka dooday arinkaas,waxaa shuruud looga dhigay in Labada Sano ee hartay ay aqbasho nidaamkaas oo ay ku qaadato Mashaariicda hada utaal,wayna ogolaatay,iyadoo loo ballan qaaday 2026 in aysan hoos imaanayn nidaamkaas.

    Dowlada Xamar waxay ku leedahay nidaamkaas ogaysiin,waxaana toos ula hadashay BC oo ogaysiisay in PL Mashaariicdeedii loo fasaxay.

    Dhaqaalaha ku baxaya Mashaariicda,waxuu yaalaa Bank Turkiga ah,waxaana maamula Baanka Aduunka oo ma’ahan wax Gacanta ugu jira Somalida.

    Haatan Wasiirada Puntland,way utegi karaan Xamar Saxiixa Mashaariicdaas kaga xiran Xalane iyo Xamar oo Madaxtooyada PL way ufasaxday.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.