Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Mawaxaa isku haya Bariga Dhexe Galbeedka iyo Beershiyaanka?
    Somalia

    Faallo:-Mawaxaa isku haya Bariga Dhexe Galbeedka iyo Beershiyaanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan go’aanka Iran qaadatay,wuxuu sababay in Gudiga Amniga Qaranka Maraykanka oo ah awooda caalamka ee dhaqaalaha iyo Milleteriga iskugu yimaadaan kulan deg-deg ah,iyadoo Biden Shir gudoominayo.

    Ma’ahan wax fudud talaabo aad qaaday in ay caalamka saamayn ku yeelato gees ka gees,taasna Iran baa samaysay.

    80-ka Milyan ee Beershiyaanka ah,waxay ka macno badan yihiin 400-Milyan ee Carabta ah,waana Dad aragti leh oo hankoodu sareeyo waxna diidi kara waxna yeeli kara.

    40-Sano oo Cunaqabatayn lagu hayay kadib Xalay Aduunka heegan bay geliyeen,waana sababta looga ilaalinayo Hubka wax gumaada in uu Gacantooda galo.

    Iran iyo reer Galbeedku ugu danbayn wax ayay kala goosan doonaan oo waxaa dhici doonta wax kala badalasho,balse Xalay Iran,waxaa la gaarsiiyay meel aysan ku qanacsanayn in ay gaarto oo awoodeeda lagu qaawiyay,waxaana lala xaajoon doonaa,iyadoo ka diciifsan sidii hore.

    Saakay Bariga Dhexe,waxaa isku haya Gaashaanbuurta Galbeedka iyo Dadka Beershiyaanka ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.