Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaa kala haysta Qaranimada iyo Dhaqanka Muqdisho yaala!!
    Somalia

    Faallo:-Maxaa kala haysta Qaranimada iyo Dhaqanka Muqdisho yaala!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaca Qaran,waxa uu ku dhintay Xamar.!!

    Ciidanka Qaranka.
    Haweenka Qaranka.
    Dhalinyarada Qaranka.
    Culimada Qaranka.
    Madaxweynaha Qaranka.
    Garsoorka Qaranka.

    Foolxumaynta Qaranka,waxaa ugu danbeeyay Maleeshiyaad aan uqalmin Ciidan Qaran oo Balwad iyo Anshax xumo dilootay markii horana ahaa Maleeshiyaadkii Isbaarooyinka in Raaskanbooni lagu soo daadiyay markay Xabadu bilaabatayna ka gudbay Xuduuda oo Kenya  isku dhiibay.

    Saakay ayay Kenya leedahay,waxaan dib ugu daad guraynaynaa Wadankoodii Hooyo Ciidamada Qaranka Somaliyed ee Maganta nasoo biday.

    Ogow,waxa la celinayo ma’ahan Qaxooti Dumar iyo Caruur ah ama Rag Shacab caadiya ah ee waa SNA.

    Qaran Somaliyed in dib loo istaajiyo,waxaa kow ka ah in la geeyo Magaalo lagu istaajin karo.

    Muqdisho,waa ka guuris hadii Qaranimo la rabo hadii kale Somalidu sida ay tahay si kasii liidata ayay wakhtigeeda ku dhamaysanaysaa.

    https://nation.africa/africa/news/kenya-to-help-600-stranded-somalia-soldiers-to-return-home–4855576

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.