Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaa sababay in Xasan Shiikh celiyo ilaalada Axmed iyo Deni?
    Somalia

    Faallo:-Maxaa sababay in Xasan Shiikh celiyo ilaalada Axmed iyo Deni?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Geelle ka hor?

    1.Halka lagu shirayo markay wasiiradiisa ku dhageen,isagaa ku yiri..(Ka dabca oo wada hadal ka gala).

    2.Ilaalada Deni iyo Axmed,isagaa fasaxay oo wasiiradii ku matalayay wadahadalka ku amray aqbala.

    3.Wax walba,wada hadal ka gala,ayuu taagnaa Xasan markaas.

    Kulankii Geelle kadib?

    1.Markuu soo laabtay,wuxuu amray Mahad Salaad oo xataa wasiiradii waxba uma sheegin oo kama warqabin Ciidamada la hakiyay,wuxuuna ku yiri Mahad Salaad…

    (Jooji Ilaalada Deni iyo Axmed oo yaysan soo degin oo diyaaradaha amar sii soo qaadaya).

    2 .kadib,Wasiiradii wada hadalka ugu jiray,ayuu uyeeray,wuxuu ku yiri….(Wax tanaasul ah majirayo)…..

    B.Dastuurkii 2012 haday qabsadaan anaguna dastuutkii 2025,ayaan qabsanaynaa.

    T.Doorasho dadban haday qabsadaan,anaguna doorasho Qof iyo Cod ah,ayaan qabsanaynaa.

    La kulankii Geelle kadib,Xasan,waa isa soo badalay oo dhanka kale,ayuu istaagay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.