Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo: Maxaad ka taqaan Agaasimaha cusub ee Madaxtooyadda Puntland ?
    Somalia

    Faallo: Maxaad ka taqaan Agaasimaha cusub ee Madaxtooyadda Puntland ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    38-Jir kasoo laabtay qurbaha 2011-kii maalgashtayna dalka oo lagu tilmaamo nin degan qunyar socod ah wax badana ka fahansan waaqiciga,ayaa loo dhiibay Qasriga muhiimka u ah Puntland agaasinkiisa.

    Maxamed Cabdirashiid Cali Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland waxuu kasoo jeedaa beesha saamaynta leh ee Bah-gareen Cismaan Maxamuud.

    Maxamed Waa Aabe laba Xaasle mid ay ajaanib tahay iyo 5-caruura aqoon ahaana gaarsiisan Master Degree.

    Sidoo kale waxuu soo noqday Agaasimaha qaybta xiriirka bulshada Shirkada isgaarsiinta Golis 2011-2013.

    2013-kii waxuu Aas-aasay Shirkada Pure-Tech ee ka shaqaysa Computer-da iyo Taleefoonada taasoo adeegeedu gaaray guud aahaan Somaliya.

    Sidoo kale xiligan waa Agaasimaha Itoobiyaan Airlines Xaafiiskeeda Puntland

    Dhanka kale sida aan xogta ku helay waa Nin aysan meelna kasoo gelin Kooxda Aaran ee Madaxweynaha looga fogaaday,waana garabka Midig ee Madaxweyne Deni.

    Waxaan urajaynayaa shaqo wacan iyo in uu noqdo sida loogu han weyn yahay mid shaqadiisa kasoo dhalaala.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.