Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaan ka naqaanay dhaqamada Diblomaasiyadeed Ee Wakiilka QM Shaqada ka tagaysa?
    Somalia

    Faallo:-Maxaan ka naqaanay dhaqamada Diblomaasiyadeed Ee Wakiilka QM Shaqada ka tagaysa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gabadha haatan tagaysa ee kasoo jeeda UK,waxaa lagu dhaliilay in aysan ahayn Qof Siyaasada ka shaqaynteeda ku fiican,waxayna ugaga fiican tahay arimaha farshaxanka.

    Waxaa la sheegaa intii ay joogtay Somaliya Dadka ay la kulantay in ay ubadnaayeen Dadka mihnada Farshaxanimada ku Shaqaysta.

    Dadka falanqeeya Siyaasada iyo Diblomaasiyada Somaliya,waxay sheegaan in UK ku ceebowday soo dirista Gabadhaas oo ahayd Qof fudayd badan ku jiro mararna lays waydiiyo in uu jiro Xanuun Maskixiyan ah.

    Diblomaasiyadii Ingiriiska ee Rugcadaaga ahayd in Qof Qalbi xabxab ah kasoo dhex baxo oo waliba ku matalo Wadan muhiim u ah loolanka Juquraafiga Siyaasadeed oo UK udub dhexaad utahay si weyn,ayaa loola yaabay.

    Ugu danbayntii UK waa lagala wareegay hogaamintii Siyaasada BC ee ku wajahan Somaliya markale.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.