Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxay ka dhigan tahay booqashada Biden Ee Israa’iil?
    Somalia

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay booqashada Biden Ee Israa’iil?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laab isa saarida Biden iyo Natanyahu xili Caalamku la murugoonayo Gantaalkii ku habsaday Isbitaalka Qasa,waxay dirtay fariin oranaysa…..

    “Yuhuuda qanacsanaanteeda,waa muhiimadayada koobaad,hadaan Maraykan nahay”.

    Kadib Gantaalkii lala eegtay Isbitaalka Qasa ee ay ku naf waayeen ku dhawaad 1000-Qof oo ay ku jiraan Caruur aan danbi lahayn,waxaa la filayay Biden in uu dib udhigo booqashadiisa.

    Balse,waxuu muujiyay Garab istaag xoog badan oo aan ku xirnayn wax shuruud ah xilli walba iyo xaalad kasta oo jirta.

    Booqashada Biden ee Bariga Dhexe,waxaa qayb ka ahayd in uu tago Urdun oo uu kula kulmo Madaxda Carabta,waase la baajiyay kadib markii MW Falastiin ku dhawaaqay maalmo Baroordiiq ah.

    Kulankaas,waxay ubadan tahay in markale la mudeeyo amaba sidaa lagu joojiyo.

    Booqashada Urdun iyo la kulanka Madaxda Carabta qaarkeed Biden waxay u ahaan lahayd fursad uu ku muujiyo dhexdhexaadnimo.

    Sidoo kale Madaxda Carabta,waxay uhaan lahayd fursad ay uga faa’idaystaan in ay Maraykanka ku cadaadiyaan Xabbad joojin uu ku khasbo Israa’iil.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.