Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxay ka dhigan tahay kala taga Farmaajo iyo Fahad?
    Somalia

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay kala taga Farmaajo iyo Fahad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markii horeba,waxay heshiis ku ahaayeen khaa’inimo iyo dibindaabyaynta Wadanka.

    Kala tagoodu,waa Shar Somaliyed oo nuxuusay,waana la filayay oo waxaa la oran karaa,waa isku daaheen.

    Sida xoguhu tilmaamayaan Farmaajo ayay ka timid in Fahad ka haro Siyaasadiisa markii uu sameeyay qiimayn socotay Hal Sano oo uu kula kulmay Dad badan oo taageersanaa balse uu waayay xiliyo kala duwan.

    Qiimaynta Farmaajo sameeyay,waxay kusoo ururtay 80% Dadka uu lumiyay in ay uga tageen Fahad daraadii.

    Fahad muxuu kala tagayaa Farmaajo?

    1.Dad kalama tagayo oo xataa,waxaa Farmaajo ku haray Cabdullaahi Dheere oo ahaa Ninkii Fahad Gacabtiisa Mifig ahaa oo u ahaa hawl fuliyaha Shaqada uqaban jiray.

    2.Dhaqaale kalama tagin oo Lacagtii Qatar awal,waxaa bixin jiray Sirdoonka iyo Amniga hadase,waxaa la wareegay Boqortooyada,waxaana Farmaajo ka codsaday in ay toos isaga ula xiriiraan.

    Fahad halkee ku danbaynayaa?

    Cid aaminaysa ama uu ka gadmayo ama unoqon karta Farmaajo oo kale majirto.

    Sida ay qiimaynayaan Dadka xog ogaalka ah Fahad Siyaasad Somaliyed waa uga dhamaatay oo waxuu nasiib leeyahay haduu amni ahaan sii noolaado.

    Fahad,waa Nin cuqdadaysan,Liciin ah,aragti khaldan,Kibir badan oo aan lahayn kasbasho Bulsho.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.