Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?
    Somalia

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubkii Niyukleerka Iran Dhulka,ayaa la dhigay,waana la burburiyay Xarumihii bacriminta,kaydka iyo horumarinta.

    Ujeedka dagaalkan loo galay,waa la gaaray.

    Ma ahayn in la badalo Wadaada Iran oo nidaamka Iran fawdo laga dhigo.

    Iran Maanta kadib maleh awood Niyukleerka ay ku samaysan karto xili dhow,waana lala soconayaa mustaqbalka oo weeraradu kuma joogsan doonaan intan.

    Warka kasoo baxay ee ah…(Nama gaarin khasaare aan laga soo kaban karin),waa Afgobaadsi si dadban ay ugu qiratay in uu gaaray khasaare balse ay soo kaban doonto.

    Iran in aysan lahayn awood macno leh oo dhaafsiisan Gantaalada Balastikada ah ee midkiiba yahay $100-kun,waxaa cadaynaya in aysan Maraykanka wax jawaab ah siin kadib weerarka lagu ekeeyay xarumaheedii muhiimka ahaa ee Niyukleerka.

    Weerarada Israa’iil ay qaadayso tartartiib ayay usoo dhaamanayaan ugu danbayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.