Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Miyuu fashilmay dagaalkii Shabaab Ee Xasan hogaaminayay?
    Somalia

    Faallo:-Miyuu fashilmay dagaalkii Shabaab Ee Xasan hogaaminayay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalkii argagixisada oo ahaa Aalad Xasan isticmaalayay,waxuu umuuqdaa in uu soo daba go’ayo.

    Koonfurta iyo Bartamaha Dalka,waxaan la dagaallanka Shabaab ahayn kama socon,iyadiina waa soo fashilmayaa.

    Arimaha soo afjaraya dagaalka,waxaa lagu tilmaamayaa…

    1.Dagaalka oo markii horaba ahaa mid Mashruuc ah.

    2.Dhaqaalihii la filayay in lagu helayo Mashruucaas argagixiso la dirirka ah oo la waayay.

    Haatan Beelihii waxay dib ugu soo ceshanayaan Maleeshiyaadkoodii Xamar iyo hareeraheeda.

    Sida la saadaalinayo,waxaa la arki doonaa khilaafaad iyo isku mashquul ka qarxa gudaha Muqdisho Todobaadyada soo socda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.