Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Mowqif waaqiciya oo laga fiirsaday ayay Puntland sii daysay.
    Somalia

    Faallo:-Mowqif waaqiciya oo laga fiirsaday ayay Puntland sii daysay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2024Updated:March 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mowqif cad,waaqiciya,laga fiirsaday oo Siyaasad lalafaguray ku fadhiya,ayay Puntland sii daysay.

    Kani,waa bilowga Mowqifyo isdaba joogi doona oo ku xirnaan doona hadba go’aamada kasoo baxa DFS Golayaasheeda.

    Maxaa xigi doona?

    In la dhaqangeliyo Qodobka PL ufasaxaya in ay qaadan karto go’aan masiiriya haday aragto arimo khatar ku ah jiritaanka Ummadda….

    1.Golaha Wasiirada PL,ayaa laga meel marin doonaa.

    2.Golaha Baarlamaanka,ayaa la horgayn doonaa oo meel marin doona.

    Maxaa xigi doona?

    Waxaa la qiimayn doona go’aamada iyo hab dhaqanka DFS Golayaasheeda kasoo muuqda.

    Hadii masuuliyad darida haatan jirtaa ay sii socoto PL,waxay ugudbi doontaa Shacabkeeda in ay ka qaado Afti Dadweyne.

    Ujeedka PL aysan udegdegayn,waxaa ugu weyn in loo turo Qaranimada iyo Midnimada Somaliyed.

    Sidoo kale PL iyo BC in ay isla socdaan,ayaa iyaduna qayb ka ah deg-deg la’aanta,waxaan xog ku hayaa Warka ay soo saartay PL Caawa in ay BC la socotay oo ay sugaysay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.