Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Mudug waxay ubaahnayd amnigeeda oo la adkeeyo
    Somalia

    Faallo:-Mudug waxay ubaahnayd amnigeeda oo la adkeeyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 29, 2023Updated:July 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudug in ay yeelato muuqaalkan,waxaa iska leh amaanteeda oo mudan in lagu bogaadiyo…

    1.Maamulka Gobolka.
    2.Taliska Booliska Gobolka.
    3.PIA iyo CID-da Gobolka.
    4.Haldoor si gaar ah iskaga xil saaray.

    Xarunta Gobolka ee Gaalkacyo,waxay la ciir-ciiraysaa Bulsho iskugu soo guurtay oo ka kala timid guud ahaan Somaliya.

    Jawiga Garoonka Cawaale Gaalkacyo ee Galabta. pic.twitter.com/insDNt4l7C

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 29, 2023

    Xasiloonida siyaaday,waxay sababtay Ganacsigii oo xoogooba iyo Noloshii oo dib usoo kobocda.

    Dowlada Puntland,waxay xil gaar ah iska saartay adkaynta amaanka oo si xoog leh,waxay xataa uga hawlgashay isku dhacyada Xoola dhaqatada Gobolka.

    Haatan,waxaa kusoo gaba-gaboobay Koobkii Kubada Cagta ee Degmooyinka oo aad uxiiso badnaa,waxuu kaloo Gobolku martigelinayaa Koobka Gobollada Puntland.

    Mudug,waxay ubaahnayd amni.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.