Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-ONLF waxaa horyaala fursado Siyaasadeed iyo Mileteri oo waa weyn!
    Somalia

    Faallo:-ONLF waxaa horyaala fursado Siyaasadeed iyo Mileteri oo waa weyn!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 19, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ONLF,waxay haysataa fursado waa weyn oo taariikhda geli doona hadii laga faa’idaysto iyo hadaan laga faa’idaysanba……

    1.Waxaa diciiftay awoodii Dowladnimo ee Itoobiya haday ahaan lahayd Midnimo Shacab,hay’ado Maamul iyo Ciidan.

    2.Waxaa si weyn udanaynaya diciifinta Itoobiya Dowlado awood leh sida Masar.

    3.Waxaa burburay Ciidankii Liyuu Boolis oo laga faa’idaysan karo.

    4.Damaca Itoobiya ee Badda oo dhaliyay fursado ONLF uga hawlgeli karto gudaha Somaliya.

    5.Maamulka Somali Galbeed ee Mystafe hogaamiyo oo aan lahayn awood uu ku hanto Bulshada iyo Maamulka Deegaanka.

    Itoobiya,way wiiqantay?

    Gobolka Tigreega kama taliyo Maamulka Abiy,kaliya Maamulka Tigreega Xubno ka mid ah,ayaa ku xiran Adis-ababa.

    Deegaanka Amxaarada,intiisa badan,waa ka baxay Gacanta Maamulka Abiy,waxaana dhici karta in Caasimada Adis laysla soo galo.

    Waxaa jira xogo sheegaya Amxaarada,Tigreega iyo Eretereya oo wada socda in ay duulaan kusoo qaadayaan Adis-Ababa.

    Wararku,waxay intaas ku darayaan in Abiy udiyaar garoobayo uguurista Nasireed hadii uu Adis difaaci waayo oo halkaas uu kasii wado dagaal Qowmiyadeed oo Oromadu ku taageerayso.

    Abiy iyo Maamulkiidu,way fulin waayeen Wodobadii ay kula heshiiyeen ONLF,taa badalkeeda,waxay isku dayeen in ay meesha ka saaraan una kala jabiyaan Laba Garab.

    ONLF,waa in ay mar walba Niyada ku haysaa Itoobiya Maamul walba oo yimaada in uusan rabin Qiyamka ONLF utaagan tahay.

    Dhamaan Qodobadaas ONLF Siyaasiyan iyo Milleteriyanba,way ka faa’idaysan kartaa haday fahmaan hogaamiyayaasheeda.

     

    Halkan ka dhagayso dooda Prof.Keynaan

     

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.