Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland iyo Reer Galbeedka waa in aan loo dhaxayn
    Somalia

    Faallo:-Puntland iyo Reer Galbeedka waa in aan loo dhaxayn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waa in aan nalaga xigsan dhanka Galbeedka oo aan haysanaa doorkiinii la macmiilka Reer Galbeedka ee Somaliya.

    Maraykanka markan,waxaa ka go’an in uu Somaliya Dowladnimadeeda istaajiyo,isagoo tiisa ka dhex arkay,taasina waxay ubaahan tahay la jaan qaadid.

    In aan Xasan la loolano iyo in aan Galbeedka nalaga xigsan waa Laba Shaqo oo noo taal.

    Galbeedku,waa hogaanka Siyaasada,Milleteriga iyo Dhaqaalaha caalamka.

    Si gaar ah,hadaan nahay Somali,waxaan wada yeelanay isdhexgal Diimeed,Dhaqan iyo Nololeed oo in ku dhow Hal Milyan oo Somaliya,ayaa ka mid ah Bulshooyinka Reer Galbeedka Maanta,kuwaasoo la wadaaga Nololaha ay ku nool yihiin.

    Reer Puntland hadaan sii nahay,isfahanka Dimuqraadiyada,bisaylka nidaamka iyo Noloshaba Dadka ugu horeeya ee Galbeedku la jaanqaado,ayaan nahay.

    Somaliya fursad weyn ayay haysataa Maanta ee waa in uu MW Deni fahmaa oo dhisaa Gole Xukuumad oo la jaanqaadi kara Siyaasada Juquraafiga ah ee Geeska,Bariga Dhexe iyo Gudaha Somalida.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.