Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland uma ahan Dookh Ee waa udaruuri.!!
    Puntland

    Faallo:-Puntland uma ahan Dookh Ee waa udaruuri.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 26, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    30-sano ka hor,waxaan dib ugu soo laabanay Dhulkii gaariwaa la oran jiray ee Awoowayaasheen.

    Kama jirin Nolol macno leh oo Dadkiisii Xamar buu camirtay.

    Malahayn,Wadooyin.
    Malahayn Garoomo Diyaaradeed.
    Malahayn Waxbarasho.
    Malahayn Caafimaad.
    Malahayn Koronto.
    Malahayn Biyo macaan.
    Malahayn isgaarsiin.

    Waxa kaliya ee ka jiray Dhulkaas,waxay ahayd Hal Deked oo yar.

    Hardan iyo dadaal dheer kadib Dhulkii noocaas ahaa,waxaan ubadalnay Barwaaqo sooran leh….

    1.Adeeg Waxbarasho oo fiican.
    2.Adeeg Caafimaad oo fiican.
    3.Adeeg isgaarsiin oo fiican.
    4.Wadooyin.
    5.Garoomo Diyaaradeed.
    6.Dekedo.
    7.Adeeg Koronto.
    8.Adeeg Biyo macaan.
    9.Hotelo casriya.
    10.Adeeg hay’ado amni oo xoogan.

    Heerka nololeed ee Bulshadeenu 65% Boqolkiiba waa darajada heerka Dhexe ee nololeed.

    Halka 15% wax haysigoodu sareeyo,20 % ay fakhri tahay.

    Aragtiyadu waxay ahayd Somaliyada kale wax ka badbaadsha oo door ka qaata dib usoo celinta Qaran Somaliyed oo dib umideeya Umaddan isku sinjiga ah.

    Dadaal badan kadib nidaam fadaraaliya,ayaan dhisnay oo ku bilownay Goboladii gaariwaa kana yagleelnay DG-kii uhoreeyay.

    Dhawr sano kadibna Dowlad Kmg ah oo Fadaraal ah dhismaheedii,ayaan hormuud unoqonay oo salka udhignay Xaruntii Qaranka ee Villa Somaliya.

    Hankayagu ma’ahayn Dhul Somali kale leedahay qabsada ama gumeeya oo taariikh xun sameeya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.