Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland waxaa horyaala fursad Soyaasadeed oo saraysa
    Somalia

    Faallo:-Puntland waxaa horyaala fursad Soyaasadeed oo saraysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dastuurka in Xasan ku falaado,waxay utahay fursad weyn reer Puntland,waana sababaynayaa….

    1.Fadaraalkan ay ku waayeen xaqooda,ayay dib uga Xisaabtamayaan.

    2.Caasimadnimada Xamar ee ay ku lumiyeen danahoodii,ayay dib uga Xisaabtamayaan.

    3.Somaliya,ayaa kusoo laabanaysa hanaankii ay Gacmahooda kusoo afjareen ee ahaa SL.PL iyo Bartamaha iyo Koonfurta.

    4.Aragtidooda Dowlad dhiska Somaliya,ayay dib u eegis ku samaynayaan.

    PL way Xisaabtamaysaa oo Labo Wado ayay mid qaadaysaa,kuwaasoo kala ah…

    1.In ay markale Gacan Siyaasadeed uceliso Xamar oo ay loolan ka gasho badbaadinta DFS iyo Dastuurkeeda.

    2.In ay ka tashato oo muhiimada siiso Puntland First.

    Marka Bulshada PL waa in ay ogaadaan in aan haysano fursada Siyaasadeed ee ugu weyn Maanta markay timaado guud ahaan Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.