Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland waxay muujisay awood markay Gacana ku difaacday Sool Gacana Dimuqraadiyad ku gashay
    Somalia

    Faallo:-Puntland waxay muujisay awood markay Gacana ku difaacday Sool Gacana Dimuqraadiyad ku gashay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    400-kun iyo jajab Shacabka PL ee ka weyn Da’da 18-jirka ah,ayaa isku diiwaangelisay Doorashooyinka.

    Waxaa xusid mudan in Laba Gobol aysan Diiwaangelin ka qabsoomin,kuwaasoo kala ah Sool iyo Cayn.

    Sidoo kale Bulshada Puntland Boqolkiiba Lixdan waa Dadka ka yar Da’da 18-jirka.

    Taasi waxay ka dhigan tahay Boqolkiiba Toban in Bulshada PL isdiiwaangelisay.

    Ma xuma xaqiiqdii marka la qiimeeyo Diiwaangelintan caqabadaha ku hareeraysnaa.

    Runtii Saakay PL in ay shaaciso Diiwaangelin,iyadoo dhanka kalana dagaal ka socdo Gobol ka mid ah Gobolladeeda waa wax weyn.

    Dadkii Madaxweyne Deni ku diiday sii wadida Diiwaangelinta oo aan Anigu ku jiray waa nalooga lahaa,waana saxsanaa go’aankii ku adkaysiga.

    Puntland awood ayay muujisay micniheedu yahay ( Gacana waa ku dagaallantay,Gacana Dimuqraadiyad ayay ku wadey).

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.