Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland waxay ubaahan tahay hogaamiye Dadkeeda iyo Dastuurkeeda isku haya
    Somalia

    Faallo:-Puntland waxay ubaahan tahay hogaamiye Dadkeeda iyo Dastuurkeeda isku haya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 29, 2023Updated:December 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni dhaliilo,ayaan uhaynay oo waxaan aaminsanayn in ay ku qurxoon tahay xilligan isbadal in uu yimaado.

    Balse,waxaa dib noo jeclaysiinaya kuwa la tartamaya aragtidooda markaad aragto.

    Sidoo kale Isimo Dhaqan oo meel ufadhiya Siyaasi hankiis Dal iyo Dad aan xeerinayn,ayaa dib noogu soo celinaya Deni.

    Haatan Isimada Garowe ku shirsan,waxay ufadhiyaan hal arin oo ah….”Deni 17-ka Xildhibaan ee Sool Adiga iyo Siyaasiyiinta aan wadano qaybsada,hadii kale Sool oo dhan PL waa ka saaraynaa”.

    Waa danaysi halkii ugu saraysay iyo aragti gaaban.

    Deni,waxaan ku taageeraynaa Isku haynta Puntland iyo ilaalinta Dastuurka.

    Reer Sool Xildhibaanadooda waa soo xusheen,waxaana kala saaraya oo Habraaca ku ilaalinaya Gudiga khilaafaadka.

    Matalaada Sool ka weyn wax lakala goosto in uu Deni diidana waa Sharaf iyo karaamo uu muujiyay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.