Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Qoor-qoor oo Kursiga Galmudug markale hanan doona
    Somalia

    Faallo:-Qoor-qoor oo Kursiga Galmudug markale hanan doona

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoor-qoor,waxaad moodaa in uu Siyaasada ku nasiib badan yahay oo Ragii looga cabsi qabay in ay Kursiga ka qaadaan,waxaa ugu hilnaa Mahad Salaad iyo Liibaan Shuluq.

    Mahad Salaad,waa ka dhintay oo rajadiisu aad ayay uhoosaysaa markii dhinacyo badan laga eego.

    Liibaan Shuluq oo fursadihiisu xoog badnaayeen haystayna Dhaqaale iyo taageerada Villa-da,waxaa dilay Hubka CW lagu qabtay.

    In uu Libin helay Qoor-qoor,waxaa muujinaya,waxaa Godadkii kasoo baxay Xildhibaanadii Villa-da ee dhisayay Shuluq.

    Loolankii qarsoonaa markii Qoor-qoor ku guulaystay,waxaa bilowday mid muuqda oo Saxaafada toos loo isticmaalayo.

    Sida muuqata Qoor-qoor Kursiga Galmudug markale,ayuu hanan doonaa.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.