Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Sh.Shariif oo ka badbaaday shirqoolkii Xasan Shiikh
    Somalia

    Faallo:-Sh.Shariif oo ka badbaaday shirqoolkii Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shariif,waxa uu ka badbaaday in uu fursadiisa Madaxweyne ee miiska usaaran ubeerdareeyo Xasan Shiikh tiisa lumiyay.

    Sidoo kale Shariif,wuxuu ilaaliyay in aan la waayin rajo danbe oo Dowlad Somaliyed lagu baadi goobayo.

    Si gaar ah,wuxuu ka fogaaday in la yiraahdo Xasan,waxaa ku raacay ku tumasahada Dastuurka Siyaasiyiinta Beeshiisa kasoo jeeda.

    Sidoo kale,Shariif,wuxuu ka badbaaday shirqool Siyaasadeed oo Xasan udhigay.

    Ugu danbayn Shariif waa hogaamiye taariikhda ku galay musuq iyo Eex la’aan oo hadana fursad hortaalo.

    Xasan,waxaa Nayrobi uga soo dhacay dharbaaxo Siyaasadeed .

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.