Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Shabaab oo Xasan Shiikh soo afjaray?
    Somalia

    Faallo:-Shabaab oo Xasan Shiikh soo afjaray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majiro Bangi ku dhaca in uu Akoon ufuro Dowlada si loogu shubo Canshuurta 5% ah ee ay soo rogtay.

    Sidoo kale majiro Qof bixin kara Lacagtaas.

    Amarada lagu joojinayo Canshuur qaadistaas,waxaa soo rogay Nabadiidka,waxayna si cad ugu sheegeen Bangiyada iyo Dadka in laga fogaado Canshuurtaas.

    Waa cajiib.!!

    Dowladu ma furan karto Akoon Bangi,si gaar ahna Shirkada Hormuud oo Lacagtu marto uma ururin karto Canshuurta 5% amarka argagixisada awgeed.

    Dowladu ma khasbi karto Bangiyada iyo Shacabka,sababtoo ah kama difaaci karto Nabadiidka uhanjabay.

    Bangiyada dhibka haystaa,waxa uu yahay dhan waxay ka baqayaaan Argagixisada dhanka kalana Caalamku in uu qabsado haday la Shaqeeyaan argagixisada.

    Su’aashu,waxay tahay….

    Xamar Caawa yaa ka taliya?

     

    Halkan ka daawo amarka Shabaab

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/f0J8RutGbd1xPzPE.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.