Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Sharciyada ugu saraysa Ee Dalka waa Dastuurka oo la Qabyo-tiro
    Somalia

    Faallo:-Sharciyada ugu saraysa Ee Dalka waa Dastuurka oo la Qabyo-tiro

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilaa Dastuur loo dhan yahay oo qabyo tiran Dalku yeesho Sharciyada la samaynayo kama duwana kuwa Cabdalle Shideeye.

    Dowladii tan ka horaysay sidan oo kale ayay usamaysay oo Madaxweynihii markaas joogay usaxiixay maalin la maamuusay 14-Sharci,midna kama fulin oo isagay raaceen.

    Sharciyo cusub oo la sameeyo,waxaa ka horeeya in la ixtiraamo kuwii ku qornaa Dastuurka Kmg ah.

    Inta badan Sharciyadan uu saxiixayo Xasan waa kuwo dano gaar ah larabo in lagu fushado mudo xileedkan.

    Odoyaashan dul taagan M.Xasan waa lasoo lugooyay kumana jiro hal mid oo Deegaankiisa ka fulin kara Sharciga uu saxiixiisa markhaatiga ka yahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.