Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Sidee Bulshadu uga falcelisay waxqabadka Xasan soo bandhigay?
    Somalia

    Faallo:-Sidee Bulshadu uga falcelisay waxqabadka Xasan soo bandhigay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caawa waxqabadka Xasan soo bandhigay,wax macno leh oo loo hakado kuma jirin,waxayna ahaayeen dhamaantood wax la buunbuunshay oo aan xaqiiq ahayn.

    Waaqiciga dhabta ah ee jiraa,waa in Xasan ku fashilmay Shaqada…

    1.Dowladnimadii oo uu ka dhigtay wax isagu leeyahay.

    2.RW iyo Golihii Wasiirada oo uu macno tiray.

    3.Dagaalkii argagixisada oo uu fashiliyay.

    4.Musuq iyo Eexda oo meeshii ugu saraysay gaaray.

    5.Qodobadii hortabinta ulahaa Dowlad dhiska oo uusan waxba ka qaban.

    6.Isku hayntii Wadanka oo uu lumiyay.

    7.Dastuurkii lagu midaysnaa oo uu Sharcidaro ku dhexgalay.

    8.Doorashada Wadanka oo uu Mugdi sii gelinayo.

    Saamayn ma yeelan Xaflada Xasan oo Bulshadu maba dareemin umana hakan,waxaana Baraha Bulshada ka s9cday doodu ku saabsan Talaabada SL ka dhanka ah ee la qaaday.

    Waxaa muuqata in Dadku ka niyad jabeen Xasan iyo hadaladiisa oo aysan xiiso uhayn hadalo qurxoon oo xaqiiqda ka fog iyo waxqabad aan la arkayn oo la sheegto.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.