Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Siyaasada Maraykanka First maxay ka dhigan tahay?
    Somalia

    Faallo:-Siyaasada Maraykanka First maxay ka dhigan tahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2025Updated:January 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    200 oo Wareegto,ayuu Saxiixaya MW cusub ee Maraykanka.

    Siyaasada Trump,waxay ku salaysan tahay Wax walba in laga hor mariyo Danta Maraykanka.

    Waxaa meesha ka baxaya Shaqooyinkii Maraykanku waxka qaban jiray ee Caalamka.

    Sidoo kale,waxaa lumaya ilaalintii Xeerarka Caalamiga ah,Dimuqraadiyada iyo xuququda Aadanaha ee Maraykanku hormuudka ka ahaa ilaalintooda.

    Hogaamiyayaadha Caalamka ee aan ilaalin Dimuqraadiyada iyo Xuquuqda Aadanaha,waxay utahay Nafis oo Maraykanku kuma mashquulayo hadaysan danihiisa taabanayn.

    Gaashaanbuurta Maraykanka sida Nato oo kale,way taabanaysaa oo Dhaqaale badan,ayaa fuuli doona oo horay Maraykanku ubuuxin jiray.

    Si guud,waxaa yaraanaysa faragalintii Maraykanka ee marar badan aysan danta Maraykanku ku jirin.

    Siyaasadan,waxay utahay Maanta Dan Maraykanka oo….

    1.Dhaqaale badan,ayaa ubaaqanaya.

    2.Shaqooyinka Gudaha Maraykanka,ayaa muhiimad yeelanaya.

    3.Cadaawada iyo Loolanka uga imaanaysa Caalamka kale Maraykanka,ayaa yaraanaysa.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.