Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Siyaasada Somaliya loogama baahna F&F
    Somalia

    Faallo:-Siyaasada Somaliya loogama baahna F&F

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isbahaysi Siyaasadeed oo Farmaajo qayb ka yahay lagama mid noqon karo,sababtoo ah waa mid ka mid ah Madaxweynayaashii Wadanka soo maray oo ugu hogaamin xumaa.

    Waxaa iyaduna ah wax jira isbahaysi Siyaasadeed oo Farmaajo qayb ka yahay in uusan Xasan gaarsiin karin dhaawac Siyaasadeed.

    Farmaajo waa kuma?

    1.Waa Nin aan madaxbanaanayn

    2.Waa Nin aan aragti lahayn oo loo yeeriyo go’aamada.

    3.Waa Nin ay ku daaban yihiin kooxo khatar ku ah jiritaanka Ummadda Somaliyed.

    4.Waa Nin ay maalgaliyeen Sirdoonka Qatar oo xiriir weyn la leh argagixusada.

    MW Sh.Shariif,waxaa loo hayaa xurmo iyo qadarin markii la qiimeeyo aragtida Bulshada Somaliyed.

    Sh.Sharif,waa Nin dabacsan,dulqaad leh,daacad ah oo xumaantu ku yar tahay.

    Balse,waxaa dhaawac weyn ku noqon kara ku dhawaanshihiisa Farmaajo,sidaa daraadeed waa in uu ka fogaadaa.

    Siyaasada Somaliya loogama baahna Farmaajo iyo kooxda xagjiriinta ah ee Fahad horjoogaha uyahay oo ay Qatar maaalgeliso.

    Si gaar ah PL ma noqon doonto meel soo dhista aragtidii khatarta ku ahayd amnigeeda iyo horumarkeeda ee F&F .

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.