Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Somaliya Deni hogaaminayo ama Somaliya kala tagta,ayaa is hortaal
    Puntland

    Faallo:-Somaliya Deni hogaaminayo ama Somaliya kala tagta,ayaa is hortaal

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlad iyo Caasimad Somaliyed oo lawada leeyahay,ayaan rabnaa hogaamiye keeni kara oo xisaabtami kara ama jeexi kara jiho cusub oo PL ku badbaado,waana Deni.

    Deni,wuxuu muujiyay….

    1.Han sare.
    2.Qab.
    3.Go’aan.
    4.Hogaamin.

    Siyaasiyiinta wax ku haysta ama isku dhererinaya ee Beesha Daarood kuma jiro Nin hadafkaas ka miro dhalin kara oo 50% soo gaari kara Deni.

    Yaa wax ku haysta?

    Somaliya,waxaa ka socda loolan awooda Siyaasadeed ah oo ay ku lamaan yihiin loolamada dhaqaalaha iyo amniga.

    Loolankaas,wuxuu si gaar ah uga dhaxeeyaa Beelaha Daarood iyo Hawiye.

    Hawiye,waxaa hormuud unoqday Xasan oo keeni waayay siyaasad Beeshiisu ku hanato hogaanka Dalka iyo mid Somalida kale kusoo hirato,wuxuuna noqday……

    B.Lacag doon Qaawan.
    T.Hanyare raqiis ah.
    J. Nin ku filan maaraynta maalinlaha.
    X.Nin aan 10-Qof dumi karin oo aan hibo hogaamineed lahayn.

    Gunaanad:-

    10-ka Sano ee soo socota Kursiga Madaxtooyo ee Somaliya Deni,ayaa ku fariisanaya ama kan Puntland oo Repuplic ah,ayuu ku fadhinayaa.

    Macnaha hadafkayagu,waa…

    1.Somaliya Deni hogaaminayo.
    2.Somaliya kala tagta.

    Nina marti ugama nihin aragtidaas ee waa gorgortan miiska noo saaran oo Beesha caalamku aqbashay mar horaba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.