Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Somaliya xalkeeda,waxaa dib looga baadigoobi doonaa Adis iyo Nayrobi.
    Somalia

    Faallo:-Somaliya xalkeeda,waxaa dib looga baadigoobi doonaa Adis iyo Nayrobi.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cumar Cabdirashiid”Ficilada Madaxda DFS ee ay ku doonayaan soo saarida Dastuur cusub oo aan heshiis lagu aheyn,waxay Albaabada ugu furayaan faragalinta beesha Caalamka”.

    Hadalkaas mahan mid fudud oo Cumar iska yiri ee waa mid xog iyo aragti ku qotoma.

    Somaliya xalkeeda,waxaa dib looga baadigoobi doonaa Adis iyo Nayrobi.

    Sida muuqata Xasan,waxaa arinkan burburinta Dastuurka Wadanka ku maalgelinaya Gacan shisheeye oo la diriraysa Dowladnimo Somaliyed oo soo kabata.

    Saakay xaalku,wuxuu marayaa gudaheena,waxaase imaan doonta,iyadoo Adis ama Nayrobi loogu kala dabqaado Somalida oo Eber dib looga soo bilaabo Ciyaarta.

    Xasan meesha uu ka galo burburka ayay reer PL ka galayaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.