Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Turkigu ma badbaadin doonaa Xasan Shiikh?
    Somalia

    Faallo:-Turkigu ma badbaadin doonaa Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,wuxuu dhibane uyahay heshiiskii Amniga iyo Dhaqaalaha ee uu la galay Turkiga.

    Su’aashu,waxay tahay?

    Turki maka dhicin karaa Quwadaha uu damqay heshiiska Turkiga Cagaha loogu soo galiyay Shidaalka iyo Badda Somaliya?

    Dadka xog ogaalka ah,waxay qabaan in Turkigu wajihi karin si cad Quwadahaas oo xataa haduu isku dayo looga adkaan doono loolankaas.

    Mida kale ee Turkiga dabraysaa,waa fashilka Xasan dhex taagan yahay oo ay adag tahay in laga saaro.

    Sida muuqata Turkigu wax la yaab leh Xasan kuma soo taageeri doono.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.